Puntland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Wasiir Jamaal

Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii uu maanta Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Somalia Jamaal Max’ed Xassan ku weeraray Madaxweynaha Puntland. Jamaal Max’ed Xassan ayaa ku eedeeyey Saciid Deni inuu dib u dhigayo murashaxnimadiisa, isla markaana uu doonayo inuu saameyn ku yeesho doorashooyinka xubnaha kuraasta Puntland. Wasiir Jamaal ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland inuu faraha kala baxo guddiyada … Continue reading Puntland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Wasiir Jamaal